Madaxweyne Trump oo weji gabax kala kulmay codsi uu u diray Madaxda Sweden

Booliska Sweden ayaa xiray Fanaan kasoo jeeda Dalka Mareykanka kaasoo lagu magacaabo Asap Rockey. Fanaankan ayaa lagu eedeeyay gaboodfalo ay ku jiraan kufsi waxaana ku socda baaritaan la xiriira dembiga loo heesto iyadoo dowlada ay diiday inuu banaanka ku sugo inta uu kiiska socdo. Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay Fariin ayaa dowlada … Continue reading Madaxweyne Trump oo weji gabax kala kulmay codsi uu u diray Madaxda Sweden